Nin dhalinyaro ah oo lagu dilay Balad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku nool Magaalada Beleweyne ee gobolka Hiiraan ayaa dil loo geystay. Kooxo hubeysan ayaa la soo sheegayaa iney Maxamed Muuse Shiiraar ku dileen Xaafada Cilmi loos ee magaalada Balad-weyne Wararka qaar ayaa sheegaya in kooxaha dilka geystay ay ahaayeen Burcad dhac u geysaneysay mobile uu watay Wiilka … Continue reading Nin dhalinyaro ah oo lagu dilay Balad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya